Wasaaradda Caafimaadka oo daah-furtay barnaamijka horumarinta xirfadda Umulisooyinka
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Maryan Maxamed Xuseen ayaa maanta Muqdisho ka daah-furtay barnaamijka horumarinta ...















