Wednesday, August 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Afrika

Wasiiru dowlaha wasaarada maaliyadda Galmudug oo Dhuusomareeb ka furay tababar.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
2 years ago
in Wararka
0
Wasiiru dowlaha wasaarada maaliyadda Galmudug oo Dhuusomareeb ka furay tababar.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiiru dowlaha wasaarada maaliyadda ee dowlad goboleedka Galmudug, mudane Cabdirisaaq Maxamuud Jaamac ayaa maanta Caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb ka furey, barnaamijka wacyigelinta iyo tababarka dowladaha xubnaha ka ah dowlada Federaalka ah ee ka hor tagga lacag dhaqidda iyo la dagaalanka maal gelinta argagaxisada oo ay soo qaban qaabisay Xarunta Warbixinada Maaliyadda ee FRC.

Wakiilo ka kala socda wasaaradaha iyo hayโ€™addaha dowladda Galmudug iyo bulshada rayidka ayaa ka qeybgalaya barnaamijkaan wacgelinta ah, kaas oo socon doona muddo isbuuc ah.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐‰๐…๐’ ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐ƒ๐š๐ง๐ฃ๐ข๐ซ๐š๐ก๐š ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐š๐ง ๐ž๐ž ๐‡๐ข๐ง๐๐ข๐ฒ๐š

August 18, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo daahfurtay Sharciga Cadaaladda Daโ€™yarta Soomaaliyeed

August 18, 2026

Galmudug ayaa ah dowlad goboleedkii labaad nasiibka u heshay barnaamijka wacyelinta ah kaas loogu gol leeyahay in sare loogu qaado wacyiga iyo awoodaha wasaaradaha iyo hayโ€™addaha ku shaqada leh hawlaha ka-hortagga lacag dhaqidda & la-dagalanka maalgelinta argagixisada.

Muddada uu socdo barnaamijkan wacyi gelinta iyo tababarka isugu jira ayaa lagu wadaagi doonaa macluuumaadyo muhiim ah oo ay kamid yihiin sharuucda dalka ee la-dagaalanka maal gelinta argagaxisada.

Mudane Cabdirisaaq Maxamuud Jaamac,wasiiru dowlaha maaliyadda Galmudug oo si rasmiga ah u furey tababarka ayaa sheegay in ka Galmudug ahaan ay ku faraxsan yihiin barnaamijkan, uuna muhiimad gaar ah u leeyahay maamulka.

Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay fulinta barnaamijkan uu wax weyn katari doona amniga iyo kobaca dhaqaalaha gobolada maamulka Galmudug.

Xarunta Warbixinadda Maaliyadda, ayaa ah xarun u xilsaaran ka-hortaga lacag dhaqidda iyo la-dagaalanka maalgelinta argagixisada dalka, xarunta ayaa barnaamijkan ugu talo gashay adkeynta xiriirka iyo sare u qaadista qorshayaasha lagula dagaalamyo maalgelinta argagaxisada dalka.

Ugu dambeynti, Wasiiru dowlaha ayaa ka qeybgalayasha barnaamijkan kula dar daaramaya in ay si wanaagsan ugu faaโ€™ideystaan isla markaana u dhabar adeegaan howlaha, istiraatiijiyada iyo hababka looga hortaga loolana dagaalamo gaalgelinta argagixisada, wasaaradda maaliyadda ayaa xarunta FRC ugu mahadceliyey qabashada barnaamijkan muhiimka ah.

Previous Post

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in lagu guuleysatay yareynta fakhriga iyo kororka Dhaqaalaha Dalka

Next Post

Xisbulah oo duqeymo la beegsaday hoyga R/wasaaraha Israel & xarumo ciidan

Next Post
Xisbulah oo duqeymo la beegsaday hoyga R/wasaaraha Israel & xarumo ciidan

Xisbulah oo duqeymo la beegsaday hoyga R/wasaaraha Israel & xarumo ciidan

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐‰๐…๐’ ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐ƒ๐š๐ง๐ฃ๐ข๐ซ๐š๐ก๐š ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐š๐ง ๐ž๐ž ๐‡๐ข๐ง๐๐ข๐ฒ๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐‰๐…๐’ ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐ƒ๐š๐ง๐ฃ๐ข๐ซ๐š๐ก๐š ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐š๐ง ๐ž๐ž ๐‡๐ข๐ง๐๐ข๐ฒ๐š

August 18, 2026
0

Ra'iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa qaabbilay Danjiraha cusub ee dalka Hindiya u soo magacowday...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo daahfurtay Sharciga Cadaaladda Daโ€™yarta Soomaaliyeed

August 18, 2026
0

Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho ku daahfurtay Sharciga Cadaaladda Daโ€™yarta Soomaaliyeed, oo ah Sharci...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH โ€œFARRIINTA SAFARKEYGU WAXA AY AHAYD NABAD IYO MIDNIMOโ€

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH โ€œFARRIINTA SAFARKEYGU WAXA AY AHAYD NABAD IYO MIDNIMOโ€

August 18, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb galay munaasabad qado sharaf ah oo lagu maamuusay isaga...

Dowladda Soomaaliya oo ka guddoontay nuqullada waraaqaha aqoonsiga afar Safiir oo cusub

Somalia Receives Copies of Credentials from Four New Ambassadors

August 18, 2026
0

The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E. Abdisalam Ali Abdi, received the...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In