Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Sheegay In 10-ka Bishan Muqdisho uu Ka Furmayo Kulan Madaxeedka IGAD.
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Maalgashiga Soomaaliya Mudane Cabdisalaam Cumar Hadliye oo maanta Saxaafadda kula hadlay Magaalada Nairobi ee xarunta dalka ...















