Wasiirka Warfaafinta oo cambaareeyay weerarkii lagu qaaday xerada ciidamada jabuuti ay ku leeyihiin Baladweyn
Wasiirka Wasaarada warfaafin xukukuumada soomaaliya Maxamed Cabdi xayir”Maareeye” oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada muqdisho ayaa cambaareeyay weerarkii ismiidaaminta ahaa ...
















