Danjiraha Jabuuti: “Anagu marwaliba waxaan diyaar u nahay in dhiigeenna iyo dhaqaalaheenna aan u hurno walaalaheenna Soomaaliyeed”+Sawirro
Danjiraha Dowladda Jabuuti u fadhiya Soomaliya. Aden Xassan Aden ayaa shaaca ka qaaday in weerarkii ismiidaaminta ahaa ee shalay kooxaha ...















