Monday, October 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

RW ku-Xigeenka dalka oo la kulmay wafdi heer sare ah oo ka socday dowladda Mareykanka

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaaalka Soomaaliya ayaa maanta la kulmay kaaliyaha xoghayaha arimaha dibadda iyo safiirka mareykanka u fadhiya Soomaaliya.

Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa kala hadlay wafdiga arrimo ay kamid ahaayeen xiriirka labada dal, la dagaalanka argagixisada, iyo u diyaar garowga doorashooyinka dalka ka dhici doona.

Related posts

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026

“Waxaa meel wanaagsan inoo mareysa federaaleynta dalka, dhanka kale waxaan ku guuleysanay baabi’inta shabikada badan oo ka tirsan kooxaha nabadiidka taasoo noo xaqiijineysa in sanadkan dalkeena doorasho ay ka dhici doonta”.

Sidoo kale Mudane Carteh ayaa ugu mahadceliyay dowlada Mareykanka sida ay u garab taagantahay dowladda Soomaaliya.

“Waxaan idinkaga mahadcelinayaa sida aad noogu garab taagantihiin safarka aan ugu jirno dhismaha dowladnimada iyo nabadeynta dalkeena Soomaaliya oo aan hubo inaad door weyn ka ciyaareysaan”.

Ugu dambeyn RW Ku-xigeenka dalka ayaa shir kala qeybgalay Wasiirka Maaliyadda, Wasiirka Qorsheeynta, iyo saraakiil ka tirsan Bankiga Aduunka, kaasoo looga hadlay diyaarinta miisaaniyada 2017, iyo waafajinta Qorshaha Horumarinta Qaranka ee miisaaniyadda 2017 iyo mashaariicda Bankiga aduunka uu dalka ka fulinayo.

—–DHAMAAD—–

Previous Post

Shir ku saabsan hormarinta ganacsiga soomaaliya oo la qabtay

Next Post

Ra’iisul Wasaare Sharma’arke “Ciidanka Hiil Walal waxa ay dhiigoodda u hureen sidiii ay Cadowga argagaxisada al-shabab ay kaga xorayn lahayeen Soomaaliya “.

Next Post
Ra’isul wasaaraha Xukuumadda oo cambaareeyay weerarka hotel ambbassidor

Ra’iisul Wasaare Sharma’arke “Ciidanka Hiil Walal waxa ay dhiigoodda u hureen sidiii ay Cadowga argagaxisada al-shabab ay kaga xorayn lahayeen Soomaaliya “.

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xafiiska...

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

October 4, 2026
0

Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Galmudug, gaar ahaan Waaxda Hydrometeorology, waxay soo saartay saadaasha roobabka ee muddada 04 ilaa...

Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

October 4, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Galmudug, Mudane Abdullaahi Maxamed Daahir, ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In