Monday, October 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’iisul Wasaare Sharma’arke “Ciidanka Hiil Walal waxa ay dhiigoodda u hureen sidiii ay Cadowga argagaxisada al-shabab ay kaga xorayn lahayeen Soomaaliya “.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Ra’isul wasaaraha Xukuumadda oo cambaareeyay weerarka hotel ambbassidor
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’iisul wasaaraha Xukumadda federalka  Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke  ayaa si kulul u cambaareeyey qaraxii

ismiidaaminta ahaa  ee maanta ka dhacay galbeedka magaaladda Beledwyeyne, halkaasi oo ay xaruun Ciidan ku leeyihiin   Ciidamadda Amisom  Gaar ahaan  Ciidanka  hiil walal ee ka socda Jamhuuriyadda Walalaha  Jabuuti.

Related posts

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026

” Inaa Lilaahi wa inaa Ilaahi raajicuun, waxaan tacsi u dirayaa dhammaan
qoysaska iyo ehelada intii ku geeriyootay falka arga-gixisada. Waxaana
Eebbe uga baryayaa inuu jannadii fardowsa ka waraabiyo, inta dhaawaca ahna
waxaan Eebbe uga baryayaa inuu caafimaad deg deg ah siiyo ,

Waxaan rabaa inan  si gaar ah Tacsi ugu dirayaa  Dowladda iyo shacabka an walalaha nahay ee reer DJabuuti , Ciidanka Hiil Walal waxa ay dhiigoodda  u hureen sidiii  ay cadowga argagaxisada al-shabab ay kaga xorayn lahayeen Dalkeena  isla markaana  shacabka Soomaaliyeed ay u heli lahayen nabad iyo barwaaqo ” Ayuu yiri
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya .

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda federaalka Soomaali ayaa sheegay in falkaan uu yahay mid cadowgu ay ku doonayaan in ay ku carqaladeeyaan nabad gelyada ka jirta magaalada baladweyn.

“Waxaan ku bogaadinayaa ciidamada Amisom gaar ahaan kuwa Djabuuti ee ka howlgala Baladweyn sida geesinimada leh ay iskaga difaceen weerarkii ay ku soo qaadeen kooxdii  xag jirka ahayd ee Al-shabaab oo ay ku doonayeen in ay ku Carqaladeeyaan amaanka iyo Horumarka Magaladda Baladweyne “ayuu yiri
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya.

Previous Post

RW ku-Xigeenka dalka oo la kulmay wafdi heer sare ah oo ka socday dowladda Mareykanka

Next Post

Madaxweynaha Maamulka Puntland oo kulan la qaatay qeybaha kala duwan ee bulshada (SAWIRRO)

Next Post
Madaxweynaha Maamulka Puntland oo kulan la qaatay qeybaha kala duwan ee bulshada (SAWIRRO)

Madaxweynaha Maamulka Puntland oo kulan la qaatay qeybaha kala duwan ee bulshada (SAWIRRO)

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xafiiska...

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

October 4, 2026
0

Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Galmudug, gaar ahaan Waaxda Hydrometeorology, waxay soo saartay saadaasha roobabka ee muddada 04 ilaa...

Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

October 4, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Galmudug, Mudane Abdullaahi Maxamed Daahir, ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In