Afar Qofood oo ku dhimatay shil gaari oo ka dhacay Muqdisho
Afar Qofood ayaa ku geeriyootay, Saddex kalana dhaawacyo kala duwan ayaa kasoo gaartay Shil Gaari oo ka dhacay Waddada Degmada ...
Afar Qofood ayaa ku geeriyootay, Saddex kalana dhaawacyo kala duwan ayaa kasoo gaartay Shil Gaari oo ka dhacay Waddada Degmada ...
Qaramada Midoobay ayaa shaqadii ka saartay Sarkaal sare oo ka tirsanaa Xafiiska Qaramada Midoobay ee Dalka Soomaaliya UNSOM, sababo la ...
Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa looga hadlay kaalinta saxaafadda kaga aadan doorashooyinka dadban ...
Tababar lagu baranayay tayeynnta adeegsiga af-Soomaaliga ee dhinaca Warbaahinta uuna soo qaban-qaabiyay Akadeemiyo Goboleedka Af-Soomaaliga ayaa maanta lagu qabtay xarunta ...
Abwaan Maxamuud C/laahi Ciise (Sangub) oo Maalmahan ku xanuunsanayay Isbitaalka Rajeb Tayib Erdogan, Ex-Digfeer ee Magaaladan Muqdisho ayaa la sheegayaa ...
Ciidamada ilaalada Xeebaha ee Dalka talyaaniga ayaa soo badbaadiyay Koow iyo toban kun oo muhaajiriin Afrikaan ah, kaddib howlgallo ay ...
Cutubyo ka tirsan ciidamada ammaanka ee dowlaada Federaalka Soomaaliya oo ay weliyaan kuwa AMISOM ayaa hawlgallo balaaran maanta ka wada ...
Ayadoo Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ay waddo dadaalo ku aadan horumarinta barnaamijka isku dhafka ciidanka xoogga dalka ayaa magalaada Muqdisho waxaa ...
R/wasaarihii hore ee Bortaqiiska Antonio Guterres ayaa si aan rasmi aheyn loogu doortay inuu noqdo Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho