Sunday, September 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada ammaanka oo howlgal qorsheysan ka wada xaafado ka mid ah degmada Howlwadaag

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Cutubyo ka tirsan ciidamada ammaanka ee dowlaada Federaalka Soomaaliya oo ay weliyaan kuwa AMISOM ayaa hawlgallo balaaran maanta ka wada qaybo ka mid ah Degmada H/wadaag ee Gobolka Banaadir.

Afhayeenka Wasaaradda Amniga ee Dowladda federaalka Soomaaliya, C/kaafi Macallin Shukri, ayaa Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed ee SONNA u xaqiijiyay in hawlgalkan uu ahaa mid qorsheysan oo lagu bartilmaameedsanayay qaar ka mid ah Garaashyada Waaweyn ee Degmada H/wadaag,  kuwaasoo loogu shaki qabo in lagu farsameeyo lagana soo abaabulo Qaraxyada lagu rakibo Gaadiidka ee lagu waxyeelleeyo Shacabka Muqdisho.

Related posts

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026

Isagoo hadalkiisa sii wata ayuu C/kaafi Macallin Shukri, intaa raaciyay in Hawlgalkani diiradda lagu saarayo baro cayiman, bulshadana ay la wedaagi doonaan marka la soo gabagabeeyo.

Afhayeenka ayaa hoosta ka xariiqay in howlgalkani uu qeyb ka yahay qorshayaasha dowladdu ku xaqiijineyso ammaanka guud ee caasimada dalka ee Muqdisho

Previous Post

Dhallinyaro loo qaatay ka mid noqoshada ciidamada xoogga dalka

Next Post

Ciidamada ilaalada xeebaha Talyaaniga oo badbaadiyay kumaanaan muhaajiriin ah

Next Post
Ciidamada ilaalada xeebaha Talyaaniga oo badbaadiyay kumaanaan muhaajiriin ah

Ciidamada ilaalada xeebaha Talyaaniga oo badbaadiyay kumaanaan muhaajiriin ah

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

September 12, 2026
0

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

September 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In