Maxkamad ku taalla Britain oo xabsi daa’in ku xukuntay wiil Soomaaliyeed oo dilay xaaskiisii
Maxkamad ku taalla magaalada Bristol ee dalka Britain ayaa xabsi daa’in ku xukuntay wiil Soomaali ah oo lagu helay danbi ...
Maxkamad ku taalla magaalada Bristol ee dalka Britain ayaa xabsi daa’in ku xukuntay wiil Soomaali ah oo lagu helay danbi ...
Munaasabad lagu xusayay 56 guurada ka soo wareegtay markii calan Soomaaliyeed laga taagay dhul Soomaaliyeed, isla markaana gobollada Waqooyi ay ...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV, ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in shacabka iyo dowladda aanay marnaba isku dhiibi doonin argagixisada. ...
Ciidanka NISA ayaa ku guuleysta in la soo afjaro howl gal saacado qaatay kaddib markii koox hubeysan oo ka tirsan ...
Bidix: Danjiraha Kenya ee Soomaaliya, Madaxa UNHCR Flippo Grandi, Wasiirka arrimaha dibadda Kenya Aamina Maxamed, Wasiirka arrimaha Dibadda Soomaaliya Cabdisalaan ...
Gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa ku qarxay iridka hore ee hotelka Naasabahlood Kow oo ku yaala agagaarka isgoyska ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Cabdikariim Xuseen Guuleed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Cadaado ee ...
Madasha Hoggaanka Qaran ayaa kulan ku yeelatay magaalada Baydhabo 22-25 Juun 2016. Kulanka oo uu shir-guddoomiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ...
Madaxweynaha dalka Turkiga Mr.Recep Tayyip Erdogan ayaa inta lagu guda jiro bisha Ramadan waxa uu la afuraa qeybaha shacabka iyo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho