Madaxweynaha Turkiga oo la afura bulshada iyo ciidamada dalkiisa+Sawirro
Madaxweynaha dalka Turkiga Mr.Recep Tayyip Erdogan ayaa inta lagu guda jiro bisha Ramadan waxa uu la afuraa qeybaha shacabka iyo ...
Madaxweynaha dalka Turkiga Mr.Recep Tayyip Erdogan ayaa inta lagu guda jiro bisha Ramadan waxa uu la afuraa qeybaha shacabka iyo ...
Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka Saalax Sheekh Ibraahim Dhiblaawe ayaa si rasmi xilka ugala wareegay Guddoomiyihii hore Xasan Maxamed Cali Wariiri. Xafladda ...
Maamulka degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa shaaciyay inaan hub sharcidarro ah lagu dhex wadan garin magaalada Afgooye. Gudoomiye ...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. ...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV, ...
Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Soomaaliya ayaa caawa gacanta ku dhigay gaari Nuuca Kaarib ah oo lagu diyaarinayay walxaha Qarxa, ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa soo saaray xeer uu ku aqbaley xil ka qaadis uu ...
Tuulooyin hoos yimaada magaala madaxda Dalka K/Afrika ee Pretoria oo maalmihii ugu dambeyay boob iyo barakac loogu geystay ganacsatada Qoxootiga ...
Tuulada Gadoon ayaa ka mid ah deegaanada hoostaga magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobalka Galgaduud, waxaana bulshada deegaanka haatan ay bilaabeen ...
Wasaaradda waxbarashada dawlad goboleedka Galmudug ayaa gudiga waxbarashada deegaanka Baxdo ee gobolka Galgaduud ku wareejisay Iskuul sare oo dhismihiisa la ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho