Madaxweynaha oo ugu hambalyeeyay Dowlad gobolleedyada doorashooyinka Aqalka Sare
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa ugu hambalyeeyey Madaxda iyo Baarlamaanada Dowladda Gobolleedyada, Galmudug, Koonfur Galbeed, Jubbaland ...
















