Akhriso: Isku aadka wareegga labaad ee tartanka
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa shaxda wareeggga labaad ee tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka. Halkan kala soco ama ...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa shaxda wareeggga labaad ee tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka. Halkan kala soco ama ...
Muqdisho, 19 June 2016 (Villa Somalia)—Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jarey terminal cusub ...
Ciidamada Ammaanka ayaa xalay howlgal gaar ah ka sameeyay xaafadda Suuqa xoolaha, halkaasoo ay ka soo qabteen horjoogayaal ka tirsanaa ...
Maamulka gobolka Banaadir ayaa dib u dhis ku bilaabay wadada Howlwadaag ee isku xirta Sayidka ilaa Bakaaraha kaddib markii qeybo ...
Xeer Ilaaliyaha Maxkamadda Ciidamada Puntland ee Gobolada Nugaal iyo Sool, C/laahi Xersi Cilmi, ayaa si adag u beeniyay inay dil ...
Shaqaalaha wasaaradda waxbarashada ee maamulka Galmudug ayaa tababar aqoon kororsi ah loogu qabtay magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud. Tababarkan oo ...
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliya ee Sonna ayaa ayaa xafiiskii ugu horeeyay oo ka baxsan magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya waxay ...
Maxkamad ku taal dalka Masar ayaa lix qof oo ay ku jiraan laba qof oo joornaaliistayaal ah una shaqaynayey telefiishanka ...
Muqdisho, 18 June, 2016: Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa waxa uu Brusseles kula kulmay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho