Dagaalo maanta mar kale ka dhacay gobolka Nugaal iyo qasaaro loogu gaystay Al-Shabaab
Dagaalo kale oo goos-goos ah ayaa lagu soo waramayaa in maanta mar kale ay ka dheceen deegaannada gobolka Nugaal halkaas ...
Dagaalo kale oo goos-goos ah ayaa lagu soo waramayaa in maanta mar kale ay ka dheceen deegaannada gobolka Nugaal halkaas ...
Dowladda Soomaaliya ayaa laba diyaarad oo saanad ciidan u dirtay maamulka Puntland si loogu dabar jaro Firxadka argagaxisada ee ...
Maamulka Gobalka Banaadir ayaa Caawa Aqalka Dowladda Hoose Ee Xamar Xaflad Casha Sharaf ah oo lagu Sogootinayay Ka Qeybgalayaasha Dood ...
Madaxweynaha Mamulka Puntland Dr C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa waxa uu kulamo la qaadan doonaa madaxda ugu sarraysa dalkaasi isagoo ...
Xaalada Deganaasho ayaa lagu soo waramayaa in ay ka jirto deegaanka Suuj eek a tirsan Gobolka Nugaal oo maalmihii dambe ...
Madaxweynaha maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa shir jaaraa'id oo uu maanta qabtay uga hadlay xaaladda ammaan ee deegaanada Galmudug ...
Munaasabad casho sharaf ah oo lagu soo dhoweynayay Gudoomiye kuxigeenka koobaad ee Baarlamanka Mudane Jeylaani Nuur Iikar, Ra’isul Wasaare kuxigeenka ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho