Mu’asasada Maxamed Bin Raashid ee Imaaraadka oo qoys danyar ah u qeybiyay hilib -Sawirro
Hay’adda samafalka Maxamed Bin Raashid ee dalka Imaaraadka Carabta, ayaa deeq hilb ah u qaybisay boqollaal qoys oo dan-yar ah, ...
Hay’adda samafalka Maxamed Bin Raashid ee dalka Imaaraadka Carabta, ayaa deeq hilb ah u qaybisay boqollaal qoys oo dan-yar ah, ...
Maxkamad ku taalla magaala xeebeedka Mombaasa ee Dalka Kenya ayaa ammartay in baaris xagga caafimaadka Maskaxda ah la mariyo, Saddex ...
Afhayeenka Nabad-Sugidda Jubbaland, Axmed Maxamuud Maxamed (Axmed Carab) oo Saxaafadda kula hadlay Magaalada Kismaayo ayaa ka warbixiyay Howlgalladii ugu dambeeyay ...
Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha dhexe ugu qeybgalay shirka maamul ...
Hey'adda xuquuqul insaanka ee Human Rights Watch ayaa dowladda Kenya ku eedeysay in ay ku fashilintay in ay waafijiso hanaanka ...
Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhoweyd gaaray magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha ...
Kulanka oo ahaa is xog wareysi iyo su'aalo weydiin ayaa waxaa ka soo qeybgalay mas'uuliyiin ka tirsan safaaradda Soomaaliya ...
Taliyaha hay’adda nabad sugidda ee gobolka Banaadir oo ka hadlay, sida hay’adaha ammaanka dawlada Soomaaliya ay u xajiiyeen amniga Caasimadda, ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho