Wasiirka Arrimaha Gudaha” Waxaan Qaadeynaa Tallaabo Waliba oo lagu Qancinayo Odayaashii ka Carooday Shirkii Jowhar”
Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odowaa ayaa sheegay in wasaaradda Arrimaha gudaha ay ku dadaaleyso sidii loo ...