Daawo Sawirrada: Madaxweynaha oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee Jabuuti
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheehk Maxamuud ayaa maanta warqadaha aqoonsiga danjiranimo ka guddoomay safiirka cusub ee Jamhuuriyadda ...
















