Tartan Qur’aan akhris ah oo lagu soo gebagebeeyay Nairobi
Tartankan qur’aan aqriska ah oo socday muddo 10 maalin ah ayaa lagu soo gabagabeeyay xaafadda Islii ee magaalada Nairobi. Tartanka ...
Tartankan qur’aan aqriska ah oo socday muddo 10 maalin ah ayaa lagu soo gabagabeeyay xaafadda Islii ee magaalada Nairobi. Tartanka ...
Munaasabad lugu sagootinayay kooxda kubadda cagta Comsed ee ka dhisan Puntland ayaa lugu qabtay magaalada Kismaayo oo ay ku sugnaayeen ...
Madaxa Hay’adda Qaramada Midoobay u Qaabilsan Qaxootiga ee UNHCR Filippo Grandi ayaa sheegay in beesha caalamku ay ku guuldarraysatay inay ...
Ciidamada miino baarista ee booliiska Soomaaliyeed ayaa ku guuleestay in ay qarxiyaan miino lagu aasay dhinaca Laamiga Warshadaha gaar ahaan ...
Tartan Cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV, ...
Wasiirka Caafimaadka Dawlada Soomaaliya Xaawo Xasan Maxamed iyo Wakiilo Kasocoday Dawlada Sacuudi Arabiya ayaa Maanta Magaalada Baydhabo Ku dhaxdhigay Cisbitaal ...
Guddoomiyaha baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo maanta shir guddoominayay kulankii maanta ayaa Xildhibaanada baarlamaanka ...
Kulankan oo ahaa mid lagu daah furayey wacyi gelin la xiriirta sidii haweenku ay uga qeyb qaadan lahaayeen doorashooyinka la ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho