Jaamacadda SIU oo sagootisay in ka badan 80 arday iyo wafdigii ka socday 5 Jaamacadood oo dibada ah “SAWIRRO”
Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya iyo mas'uuliyiin kale ayaa ka qeyb galay xaflad sagootin ah oo Jaamacadda SIU ay u sameysay ...















