Tuesday, October 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Duqa Muqdisho oo ka qeybgalay kulan looga hadlayay ammaanka degmooyinka gobolka

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Duqa Muqdisho oo ka qeybgalay kulan looga hadlayay ammaanka degmooyinka gobolka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankan oo looga hadlaayay Sugida Amniga Degmooyinka Waabari Hodan Howl Wadaag iyo xamar Jajab ee Waliyoocadde waxaa kulankaani kasoo qeyb galay Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho , Taliyaha Qeybta Guud Gobalka Banaadir ee Ciidanka Boliiska iyo Maamulada Degmooyinka Gobalka,

Kulankan oo ahaa mid xasaasi ayaa Duqa Magaalada Muqdisho waxa uu xaaladaaha Amaanka Degmooyinka Gobalka Banadir ka wareystay qaar ka mid ah Gudoomiyaasha Degmooyinka,

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ช๐ž๐ฒ๐›๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ฆm๐ž๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐จ ๐ž๐ž ๐๐ž๐ ๐ฆ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐๐š๐ฅ๐š๐ง๐›๐š๐ฅ๐ฅ๐ž ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐ซ๐ข๐œ๐ž๐ž๐ฅ

October 5, 2026
Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026

Taliyaha Qeybta guud ee Gobalka Banaadir ee Ciidanka Boliiska Soomaliyed G/Sare Bishaar Abshir Geeddi oo kulanka ka hadlay waxa uu sheegay in Amniga Caasimada ay masโ€™uuliyad Ka saaran tahay qofkaste oo Masโ€™uul ah.

โ€œDadka gaaraya labada kun ee qof ee isugu jira gobalka degmada iyo saraakil amni haddii ay si sax ah u shaqeeyan amniga magaalada waxa uu noqon lahaay mid lagu filan yahay waana laga guulesan lahaay kuwa shar wadayaasha ahโ€ayuu yiriย  takiyaha qeybta booliiska ee g/Banaadir

Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Magaalada Mudane Yuusuf Xusen Jimcaale Madaaleย  ayaa kulanka ka sheegay in uu bilawday la xisaabtanka Amniga la xariira.

โ€œQofkaste oo ma shaqeysta ah waan iska reebeyna qofkaste oo aan nala jaan qaadi Karin wuunaga haraa amniga dagmada adigaa masโ€™uul ka ah taliyaha saldhigaa masuul ka ah kan nabad sugidda masuul kaโ€ ayuu yiri duqa Muqdisho.

Duqa Magaalada Muqdisho waxa uu sidoo kale kulanka ka sheegay in Cidkaste oo ku nool Caasimada looga baahan yahay in ay laamaha amniga farta ugu fiiqan Argagaxisada kasoo horjeedda Hormarka iyo xasiloonida Soomaliyed.

โ€œDhamaanteyna hadii aan masโ€™uul nahay iyo hadii aan shacab nahay waxaan nalagooga baahan yahay in aan u shaqeyno sidii askarti oo kaleย  haddii waxkaste oo halis ku ah dadka iyo dalka aan fatra ku fiiqno maalma gudahed ayaan ku dareymeyna isbadal wanaagsan oo dhan kaste ahโ€ ayuu yiri duqa Muqdisho

Gudoomiyaha Gobalka banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho iyo Saraakisha laamaha amniga ayaa dhawaan sheegay inย  amaanka magaalada Muqdisho lagula xisaabtami doono maamullada degmooyinka iyo Taliyayaasha degmooyinkaย  Gobalka Banaadir,

Previous Post

Dowladda F. S. oo ka hadashay sababta ay u hakisay ganacsigii qaadka Kenya

Next Post

Jaamacaddaย SIUย oo sagootisay in ka badan 80 arday iyo wafdigii ka socday ย 5 Jaamacadood oo dibada ah “SAWIRRO”

Next Post
Jaamacaddaย SIUย oo sagootisay in ka badan 80 arday iyo wafdigii ka socday ย 5 Jaamacadood oo dibada ah “SAWIRRO”

Jaamacaddaย SIUย oo sagootisay in ka badan 80 arday iyo wafdigii ka socday ย 5 Jaamacadood oo dibada ah "SAWIRRO"

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ช๐ž๐ฒ๐›๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ฆm๐ž๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐จ ๐ž๐ž ๐๐ž๐ ๐ฆ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐๐š๐ฅ๐š๐ง๐›๐š๐ฅ๐ฅ๐ž ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐ซ๐ข๐œ๐ž๐ž๐ฅ

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ช๐ž๐ฒ๐›๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ฆm๐ž๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐จ ๐ž๐ž ๐๐ž๐ ๐ฆ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐๐š๐ฅ๐š๐ง๐›๐š๐ฅ๐ฅ๐ž ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐ซ๐ข๐œ๐ž๐ž๐ฅ

October 5, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta safar ku tagay degmadda Balanballe ee dowlad-goboleedka Galmudug,...

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xafiiska...

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

October 4, 2026
0

Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Galmudug, gaar ahaan Waaxda Hydrometeorology, waxay soo saartay saadaasha roobabka ee muddada 04 ilaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In