Malaayiin Xujeey Muslimiin ah oo sanadkan gudaneysa waajibaadka Xajka ayaa maanta taagan Banka Carafo kadib markii ay soo guteen Acmaal ...
Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay ...
Dhul baaxadiisa ay dhan tahay 16,080-Mitir isku wareeg ah oo laga dhisi doono Xarunta Guddiga Madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka ...
Afhayeenka Wasaaradda amniga Soomaaliya C/kaamil Macalin Shukri oo lahadlay Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed ee SONNA, ayaa shacabka Soomaaliyeed ka dalbaday ...
Xildhibbaan Nuur Faarax Jaamac oo ka mid ah Baarlamaanka Dawladda Faderaalka Soomaaliya ayaa kulan looga hadlayay xalinta dhacdadooyin kii is ...
Saraakiil Katirsan ciidanka booliska Soomaaliyeed oo uu tababar ciidan muddo hal sano ah uga socda dalka Ugandha ayaa maanta loo ...
Taliyaha Booliiska Soomaaliyeed S/gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud, Taliyaha Nabadsugidda, S/Gaas. C/laahi Gaafoow Maxamuud, Taliye xigeenka Nabadsugidda S/Guuto Maxamed C/laahi ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho