Guddoomiyaha Baarlamaanka Oo Uganda Uga Qeybgalay Shirka 8aad Ee Baarlammaannada IGAD “SAWIRRO”
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa dalka Uganda uga qeybgalay shirka 8aad ...















