Guddoomiyaha Aqalka sare oo xafiiskiisa ku qaabbilay Danjiraha Qatar ee Soomaaliya
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, wuxuu maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Qatar u ...
















