Xildhibaan Faadumo Axmed oo ku geeriyootay dalka India
Allaha u naxariistee Xildhibaan Faadumo Axmed Nuur oo ka tirsaneyd baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ku geeriyootay dalka India, ...
Allaha u naxariistee Xildhibaan Faadumo Axmed Nuur oo ka tirsaneyd baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ku geeriyootay dalka India, ...
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya oo ay wehliyaan kuwa dowladda goboleedka Jubbaland iyo AMISOM ayaa la wareegay deegaanka Cabdalla Biroole oo 50-KM ...
Wasiirka arrimaha dibadda iyo dhiirigelinta maalgashiga ee jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Dr. Cabdusalam Hadliye Cumar ayaa maanta kaga gudoomay xafiiskiisa ...
Maamulka iyo waxgaradka degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa dedaallo ugu jira sidii loo dejin lahaa xiisad ka dhalatay laba ...
Waxaa magaalada Cadaado ee xarunta ku meel gaarka maamulka Galmudug gaaray abaanduulaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliya Jeneraal Cali Baashi Maxamed ...
Munaasabad loo qabtay arday ka qalin jabisay dusgiga xifdinta Qur’aanka kariimka ah ee Anas Bin Maalik oo ku yaala degmada ...
Danjiraha dowladda Soomaaliya u fadhisa dalka Pakistan marwo Khadiija Maxamed Al-Makhzuumi ayaa kulan la yeelatay wasiirka waxbarashada dalkaas Muhammad Baligh-ur-Rehman, ...
Ku dhowaad 50 million oo carruur ah oo aduunka ku kala nool ayaa ah kuwo ka gudbay xuduuda wadamadooda ama ...
Cayaaraha Olympickada qeybta dadka aan lixaadkooda dhameystirneyn ee loo yaqaano Paralympickada ayaa caawa ka furmi doona garoonka weyn ee magaalada ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho