Madaxweynaha JFS oo ka hadlay dhibaatada ka dhalatay isbeddelka cimilada Adduunka ee ka jira dalkeenna
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay Shirweynaha Hoggaamiyeyaasha Afrika iyo Madaxda Bangiga Horumarinta ...
















