Safaaradda Soomaaliya ee South Africa oo qabatay Koob loogu magac daray Isdhexgalka Umadaha “SAWIRRO”
Safaaradda Soomaaliya ee South Africa ayaa qabatay cayaaraha kubadda ee loogu magac daray isdhexgalka Umadaha oo ay wada ciyaareen Kooxo ...
Safaaradda Soomaaliya ee South Africa ayaa qabatay cayaaraha kubadda ee loogu magac daray isdhexgalka Umadaha oo ay wada ciyaareen Kooxo ...
Kormeerakan uu hogaaminaaye Ku-simaha Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Ku-xigeenka dhanka Maamulka iyo Maaliyada Mudane Ismaaciil Macalin Cabdi Guure ayaa waxaa ...
Kulankan uu soo qaban qaabiyay guddiga Madaxa Banaan ee doorashooyinka Qaranka ayna ka qeyb galeen mas’uuliyiin ka socday Wasaaradaha Arrimaha ...
Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa soo dhaweeyay go'aanki madaxweynaha ee ku saabsanaa hannaanka doorashada madaxtinimada dalka ee 2016-ka. War ...
Wasaaradda waxbarashada ee xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay liiska xarumaha ay dugsiyadu ku gelayaan imtixaanaadka sanad dugsiyeedka 2015/2016. halkan ...
Maamulka Galmudug ayaa heshiis lagu dhisaayo Dekadda Hobyo ee gobolka Mudug waxa ay la galeen shirkad laga leeyahay dalka Ciraaq, ...
Ciidamada illaalada badda ee dowladda Talyaaniga ayaa badda Mediterranean-ka ka soo bad baadiyeen ku dhawaad 2,000 oo tahriibayaal Soomaali u ...
Ergayga xoghayaha guud ee QM u qaabilsan Somalia, Michael Keating ayaa sheegay inuu soo dhaweynayo xeerka uu madaxweynaha Soomaaliya ku ...
Shir looga arrinsanayay sugidda Ammaanka Dalka Soomaaliya gaar ahaan goobaha la qorsheeyay in ay ka dhacaan doorashooyinka Madaxtinimo ee dalka ...
Kulanka ayaa ku dhaxmaray madaxda dowladaha hoose ee muqdisho iyo Istanbuul kaasi oo ay oga hadleeyn dhimaha wadada sodonka iyo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho