Madaxweynaha: “Maalinta dhalinyarada waxay ina xusuusineysaa muhimadda ay midnimada u leedahay shacabka Soomaaliyeed” +Sawirro
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed u diray hambalyo ku aaddan munaasabadda 15-ka May oo ...















