Friday, September 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan looga hadlayay dhismaha dowladaha hoose oo maanta ka furmay Jowhar

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Kulan looga hadlayay dhismaha dowladaha hoose oo maanta ka furmay Jowhar
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan looga hadlay baahinta awoodda Dowladda Dhexe iyo dhismaha Dowladaha Hoose ayaa maanta ka furmay magaalada Jowhar.

Kulankan ayaa waxa ka qeyb gala xubno ka socday qeybaha Bulshada sida odayaasha dhaqanka. ururada dhalinyarada, Haweenka, aqoonyahano iyo mas’uuliyiin kala duwan.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

September 3, 2026
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

September 3, 2026

Inta uu socda shirkan ayaa lagu faaqidi doono Ahmiyadda Nabadda, baahinta awoodda dowladda dhexe iyo maamul Wanaagga.

Duqa Magaalada Jowhar Saalax Muuddeey Cali ayaa ka hadlay faa’iida ay Dowladda Hoose ee Jowhar u leedahay in Dadku ay wax ka Fahmaan Nidaamka iyo hannaanka dowlada wanaagga.

“Waxaan ku faraxsanahay shirkan Furmay waxa uu muhiim u yahay dowladda hoose ee Jowhar dadka waxaan rabnaa inay noo soo celiyaan wixi aragti markii ay wax ka bartaan nidaamka Dowladaha Hoose~

Gudoooiyaha Dagamada Jowhar Cabduqaadir Cabdulle Buurfuule iyo Gudoomiye ku xigenka arrimaha Bulshadda ee Gobolka Shabeelaha dhexe waxa ayna tilmaameen in Shirkan uu ku soo aaday waqti Munaasab ah oo loo diyaar Garoobaya Dhismaha Dowlad Goboleedka Hiiraan iyo Shabelah dhexe.

Shirkan ayaa muhiimadiisu  tahay in dadka Jowhar ay wax ka fahmaan Baahinta Awoodaha Dowladda dhexe iyo dhismaha Dowladaha Hoose iyo Howlaha ay qabtaan.

vlcsnap-2016-05-14-15h22m34s30 vlcsnap-2016-05-14-15h22m53s253 vlcsnap-2016-05-14-15h23m07s105 vlcsnap-2016-05-14-15h23m16s230 vlcsnap-2016-05-14-15h23m25s48 vlcsnap-2016-05-14-15h23m53s73

vlcsnap-2016-05-14-15h24m04s184

Sawir qaade C/shakuur Cali Axmed

Previous Post

Maxkamadda ciidamada oo u yeertay Hakan Aydin oo ah madaxa Amniga ee Shirkadda Favori

Next Post

Ciidanka Amaanka oo Muqdisho ka qabtay Gaari iyo Labtobyo loo adeegsan rabay Qaraxyo

Next Post
Maxaa ku soo kordhay goobihii ay wax ka dheceen? Dhageyso Wariye Cabdi casiis Africa?

Ciidanka Amaanka oo Muqdisho ka qabtay Gaari iyo Labtobyo loo adeegsan rabay Qaraxyo

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

September 3, 2026
0

Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

September 3, 2026
0

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

September 2, 2026
0

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

September 2, 2026
0

Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In