Wasiirka Gaashaandhiga oo Saraakiil iyo Ciidamo usoo xiray Tababar SAWIRO
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa maanta tababar ugu soo xirey xerada Gen. Dhegabadan Ex Jazeera ...
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa maanta tababar ugu soo xirey xerada Gen. Dhegabadan Ex Jazeera ...
Maryan Nuux Muuse iyo Maxamed Daud Maxamed ayaa hore u gaaray magaalada Rio De jenerio oo ay ka socdaan ciyaaraha ...
Taliska ciidanka booliska gobolka barri ayaa Magaalada Boosaaso ku soo qaqabtay tahriibayaal garaya 160 qof oo isugu jira rag iyo ...
Mogadishu, 13 August 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ...
Dowladda Kenya ayaa sheegtay in labo Milyan oo lacagta Kenya ah ay siineyso qofkii keenaa macluumaad sahlaya in lasoo qabto ...
Dawladda Mareykanka ayaa sheegtay in Hogaamiyihii Daacish u qaabilsanaa dalka Afganistaan Xaafid Saciid Khaan lagu dilay duqeyn Cirka ah oo ...
Dagaal u dhaxeeyay dadka deegaanka iyo malleeshiyaadka Shabaab ayaa ka dhacay deegaanka Luuq jeeloow ee gobolka Hiiraan, waxeyna dadka deegaanku ...
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa isku raacay in dalka K/Sudan la geeyo ciidamo nabad ilaalin dheeraad ah oo ka ...
Taliyaha Qeybta guud ee booliska G/Banaadir Bishaar Abshir Geeddi, ayaa sheegay in ciidamada booliska gobolka Banaadir ay si dhameystiran ugu ...
Heyadda maxaliga ah ee SYPD oo kaashaneeysa heyadda Diakonie Katastrophenhilfe (DKH) ayaa soo gabagabeeysay qeeybinta deeq raashiin ah oo la ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho