Dagaal beeleed dib uga bilaawday magaalada Beledweyne
Magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa dib uga bilowday dagaal u dhaxeeya laba maleeshiyo Beeleed oo wada daga ...
Magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa dib uga bilowday dagaal u dhaxeeya laba maleeshiyo Beeleed oo wada daga ...
Wafdi balaaran oo uu Hoggaaminayo Wasiirka Difaaca Sareeyo Gaas Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini oo ay wehliyan Taliyaha Ciidanka Xooga iyo ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta xarunta madaxtooyada warqadaha aqoonsiga kaga guddoomay danjireyaasha dalalka Jamhuuriyadda Korea ...
Shirkan oo ay so agaasintay Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul aadanaha Xukuumadda soomaaliya, isla markaana uu shir guddoomninayay Ra’iisul wasaare ku-xigeenka ...
Ciidamada xoogga dalka ee ku sugan gobolka Shabeelaha dhexe oo dhawaan si buuxdo ula wareegay guud ahaan degmada Aadan Yabaal ...
Munaasabad darajooyin ciidan loogu xirayay Guddoomiyaha Maxkamada sare ee ciidamada qalabka sida iyo Guddoomiyaha darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ...
Tabanbarkani oo soconayay saddex maalin ayaa maanta loo soo gabangabeeyay qaar ka mid ah shaqaalaha Wasaaradda Dastuurka iyo Gudiyada qaabilsan ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho