Madaxweynaha JFS oo Nairobi kaga qeybgalaya Shir Madaxeedka 6-aad Iskaashiga Afrika iyo Japan (TICAD)+Sawirro
Nairobi, (Villa Somalia)——Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaarey magaalada Nairobi ee dalka ...
















