Gudoomiye Jawaari oo ka qeybgalay kulan looga arrinsanayay sameynta sharciga doorashooyinka
Guddi howleed barlamaanka ugu xilsaaran curinta mashruuc sharci oo lagu jihaynaya hananka doorasho ee dalka ayaa manta kulan ku yeeshay ...
Guddi howleed barlamaanka ugu xilsaaran curinta mashruuc sharci oo lagu jihaynaya hananka doorasho ee dalka ayaa manta kulan ku yeeshay ...
Daawadan oo ay soo dhiibtay wasaaradda caafimaadka dowladda Fadaraalka Soomaaliya ayaa wasaaradda caafimaadka Galmudug waxa ay maanta ku wareejisay maamulka isbitaalka ...
Wafdi ka socda Wasaaradda Arimaha Gudaha oo uu hogaaminayo Xoghaya Joogtada ah ee Wasaaradda islamaraakana hordhac u ah Wasiirka Arimaha ...
Muqdisho, 9 May 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeybgaley munaasabad lagu maamusayey maalinta ...
Muqdisho, May 9, 2016------Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke ayaa ka tacsiyadeeyey geerida Ugaas Ciise Ugaas Cabdulle, ...
Muqdisho, 9 May 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyska, eheladii iyo shacabkii ...
Muqdisho, 9 May 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Ra'iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Sharma'arke, ...
Qaar kamid ah saraakiisha iyo askarta ka tirsan qeybta 12 April ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo qabay xanuuno iyo ...
Wasaarada Cadaalada Xukuumada Faderaalka Soomaaliya ayaa Soo bandhigtay Fursad Shaqo ka banaan, Halkaan Ka Akhriso, MINISTRY OF JUSTICE GENDER SPECIALIST ...
Dowladda Turkiga ayaa Soomaaliya u soo dirtay 11,000 oo ton oo ah raashiin gargaar ah maalintii Axadda sida laga soo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho