R/wasaaraha oo guddi xaqiiqo raadin ah u magacaabay eedaha loo jeediyay Hay’addaha Amniga
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke ayaa guddi xaqiiqo raadin ah u magacaabay eedo loo jeediyay hay’addaha ...
















