Wasiirka Arrimaha gudaha oo soo xiray shirka dowladaha Hoose ee lagu qabtay Baydhabo “SAWIRRO”
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) ayaa magalada Baydhabo kusoo xiray shirka golaha wadatashiga Dowladaha ...
















