Madaxda Wasaaradda Warfaafinta oo Wariye Mowliid Sabriye uga tacsiyadeyay geerida Aabihiis
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Warfaafinta Mudane Maxamuud Cabdi ...
















