30 qof oo ku dhaawacantay masjid kuyaala Garasbaaleey “Dhageyso”
Masjid ku yaala xaafadda Garasbaaleey ee degmada Dayniile ayaa ku soo dumay shaqaale ku howlanaa dib u dayactir lagu sameynayay ...
Masjid ku yaala xaafadda Garasbaaleey ee degmada Dayniile ayaa ku soo dumay shaqaale ku howlanaa dib u dayactir lagu sameynayay ...
Ciidamada booliiska iyo kuwa nabadsugidda ayaa saaka qabtay gaari walxa qarxa lagu soo xiray iyo laba nin oo hubeysan oo ...
Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa waxaa ka qeybgalay R/wasaaraha dalka mudane Cumar C/rashiid ...
Cutubyo ka tirsan ciidanka XDS iyo kuwa AMISOM ayaa saaka si buuxda ula wareegay degmada Galcad ee gobolka Galgaduud kaddib ...
Wabiga Shabeelle ayaa lagu soo waramayaa in uu ku fatahay deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha dhexe gaar ahaan degmada Jowhar. ...
Munasabadaan lagu soo dhaweynayay Xubno kala socdey wasaaradaha amniga ee maamul goboleed yada ka jira gobolada dalka ayaa waxaa ka ...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya C/salaan Cumar Hadliye ayaa kula kulmay magaalada Abu Dhabi la qaatay dhigiisa Isu tagga Imaaraadka Carabta ...
Shirkaan oo magaaladda Muqdisho ka socday afartii maalin ee la soo dhaafay ayaa waxaa qabatay wasaaradda Cadaaladda xukuumadda Soomaaliya, waxaana ...
Guddoomiyaha ururka Haweenka qaranka Batuulo Shiiq Axmed Gabale iyo xubna ka tirsan ururka oo maalmihi u dambeeyay ku sugnaa Magaalada ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho