Aqoon is waydaarsi qeyb ka ah Bandhiga Buugaagta Caalamiga ee Garoowe oo ay Qabatay (AGA)
Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa Magaalada Garowe waxay ku qabatay aqoon-wadaag ku saabsanaa baahida loo qabo daryeelka AfSoomaaliga iyo hal-abuurkiisa suugaaneed, ...
















