Shirki dib u soo kabashada dhaqaalaha Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho “Sawirro”
Ra’iisal Wasaare ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte oo maanta shir gudoominayay shirkii horumarinta iyo dib-dhiska kaabayaasha dhaqaale ...
















