R/wasaare Cumar oo la kulmay boqorka dalka Sucuudiga
R/wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke oo haatan booqasho ku jooga Sacuudiga, ayaa la kulmay u adeegaha Labada ...
R/wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke oo haatan booqasho ku jooga Sacuudiga, ayaa la kulmay u adeegaha Labada ...
Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane Dr Cabdulqaadir Cabdi Xaashi ayaa maanta la wareegay xilka Wasaaradda, waxana munaasabadda Xil-wareejinta ...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo federaalka Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta Deeq raashin ah gaarsiisay dekedda magaalada kismaayo, ee xarunta Jubbada Hoose, ...
Mogadishu, 02 July 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ...
Wasiirka caafiimadka iyo wasiir dowlaha Dekahadaha iyo Gaadiidka badda ayaa maanta lagu dhaariyay xarunta Villa Hargeysa ee magaalada muuqdisho. Xaflada ...
Kismaanyo (SONNA) :-Magaalada Kismaayo ayaa lagu soo gabagabeeyay Tartan Qur,anka Kariimka ah kaas oo uu maalgalinayay Madaxwaynaha Maamulka Jubbaland Axmed maxamed Islaam ...
Dowladda Mareykanka, ayaa shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed ugu hambalyeysay 56 sana guuradii ka soo wareegatay markii Soomaaliya ay xurnimada qaadatay, ...
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Caawa Xaflad Casho Sharaf ah oo lagu Sagootinayay Todobaadka Xorriyadda Soomaaliya u Sameeyay Masuuliyiin ka tirsan Labada ...
Afar qofood ayaa ku geeriyootay ku dhawaad 20 kalena wey ku dhaawacantay madaafiic xalay lagu garaacay xaafado ka mid ah ...
Ardayda Soomaaliyeed ee Turkiga ku nool ayaa habeennimadii xalay magaalada Istanbul ku dhigay xaflad si heer sare ah loo soo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho