Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiiro ka tirsan Xukuumadda oo maanta la dhaariyay “SAWIRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Wasiiro ka tirsan Xukuumadda oo maanta la dhaariyay “SAWIRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka caafiimadka iyo wasiir dowlaha Dekahadaha iyo Gaadiidka badda ayaa maanta lagu dhaariyay xarunta Villa Hargeysa ee magaalada muuqdisho.

Xaflada dhaarinta waxaa goob joog ka ahaa Gudoomiyaha baarlamaanka soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaaji iyo qaar ka mid ah golaha Baarlamaanka.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026

Wasiirada la dhaariyay ayaa magacyadoo kala yihiin Wasiirka Wasaarada Caafimadka Mudane Maxamed Xaaji C/nuur(Madeer)
Wasiiru dowlaha Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Xildhibaan Luul Cabdi Aadan.

Dhaarinta kadib ayaa waxaa Wasiiradda dar daaran ku aadan waajibaadka saran u jeediyay Godoomiyaha Baarlamaanka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaar.

“waxaan idinkula dar daarmayaa in aad si daacadnimo ku jirto aad u gudataan waajibaadka idin saran waxaan idin rajaynayaa in aad ka soo dhalaali doontaan xhowlaha la idiin igmaday”sidaa waxaa yiri Gudoomiye ja waari.
wasiir1

wasiir3

wasiir4

wasiir5

wasiir6

wasiir7

wasiir9

wasiitr2

Isha SONNA

Previous Post

Daawo Sawirada : Tartan Qur`aan Akhris ah oo lagu soo gabagabeeyay magaalada Kismaayo.

Next Post

Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay+ SAWIRO

Next Post
Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay+ SAWIRO

Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay+ SAWIRO

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In