Bulshada iyo hay’adaha samafalka oo loogu baaqay inay ka qeyb qaataan u gurmashada dadka ay abaaruhu saameeyeen “SAWIRRO”
Shir jaraa’id oo magaalada Muqdisho ay saxaafadda ugu qabteen guddiga gurmadka Abaaraha ee dowladda Soomaaliyeed iyo Ururada bulshada rayidka kadib ...















