Dhageyso warkasubax ee Radio Muqdisho
WAR SUBAX TBIYE KULMIYE CADOOW 21-3-2016
Taliska ururka koowaad guudtada shanaad ee ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed gaashaanle Axmed Absuge Cabdulle, oo la hadlay Radio Mqudisho ayaa ...
Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay ...
Fiidnimadii caawa ayaa dab qasaare geystay waxa uu ka kacay Qeybta Keydka Dawada ee cusbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka Banaadir ee ...
Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa maanta booqasho taariikhi ah ku tagi doona magaalada Havana ee caasimada Cuba, waana madaxweynihi ugu ...
Dawladda Turkiga ayaa sheegtay in weerarkii sabtidii shalay lagu qaaday Istanbul uu fuliyay qof xiriir la leh Kooxda Daacish. Ciidamada ...
Maxkamadda sare ee ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun dil ah ku riday labadii nin ee ka dambeysay ...
Taliyaha ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Aadan Axmed ayaa maanta tababbar ugu soo xiray garoonka Bali-doogle ee Gobolka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho