Yuusuf Dabageed “Qarixii shalay waxaa soo maleegay kooxihii dhagar qabayaasha ahaa, ciidamada ayaana fashiliyay”
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar "Dabageed" oo wareysi siiyay laanta afka Soomaaliga ee BBC-da ayaa sheegay in qarax shalay ...














