Wasaaradda Boostada oo ka qaybgashay shir IGAD oo Nairobi ka dhacay
Agaasimaha Guud ee wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta iyo saraakiil ka tirsan wasaaradda ayaa ka qaybgalay shir dawlad goboleedka IGAD ay ...
Agaasimaha Guud ee wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta iyo saraakiil ka tirsan wasaaradda ayaa ka qaybgalay shir dawlad goboleedka IGAD ay ...
Marwada Madaxweynaha Dalka Marwo Sahro Cumar Xasan ayaa maanta kulan qado sharaf ugu sameysay xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya Xildhibaanada ...
Shirkii wadatashiga Qaran ee looga hadlayay sameynta qorshaha Qaranka ayaa maanta lagu soo gaba gabeeyay magaaladda Baydhabo, waxaana shirka inta ...
Munaasabadan lagu xusayay Maalinta Haweenka adduunka oo lagu qabtay Muqdisho ayaa waxaa ka qeyb gashay Marwada Madaxweynaha dalka Marwo Sahro, ...
Marwada Madaxweynaha Dalka Marwo Sahro Cumar Xasan, Wasiirka Haweenka, Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Haweenka, Xildhibaanno ka tirsan golaha shacabka iyo mas’uuliyiin ...
Guddoomiyaha Gobolka banaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa maanta ka dhabeeyey balanqaadkii ahaa in uu ka qeyb ...
Muqdisho, 8 March 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo u diray haweenka Soomaaliyeed meel kasta ...
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo xarunta Wasaradda Warfaafinta ay kusoo dhoweeyeen qeybaha kala duwan ee howlwadeennada Wasaaradda ayaa waxaa ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho