Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigay Kuliyadii hore ee Macalimiinta Farsamada “SAWIRRO”
Dhagax dhiga kuliyadii hore ee Macalimiinta Farsamada hadana laga dhigayo kuliyadaha Seyniska iyo Tiknoolajiyada kuna taala degmada Waabari ee Gobalka ...
Dhagax dhiga kuliyadii hore ee Macalimiinta Farsamada hadana laga dhigayo kuliyadaha Seyniska iyo Tiknoolajiyada kuna taala degmada Waabari ee Gobalka ...
Ciidamada ammaanka dowlad goboleedka Koonfurgalbeed ee Soomaaliya ayaa maanta howlgallo ay ka sameeyeen xaafadaha magalaada Baydhabo iyo duleedka bari ee ...
Shirkan looga hadlayay isku xirka hay’adaha ka shaqeeya talinta sharciga oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Cadaalladda iyo Garsoorka ee ...
Faah faahin dheraad ah ayaa ka soo baxaysa weeraro xagga cirka iyo dhulka ah oo lagu qaaday fariimo maleeshiyada Al-Shabaab ...
Kumanaan Soomaalida gobolka Ohio ah ayaa ka soo qeybgashay xaflad Soo dhaweeyn ah oo loo sameeyay Madaxweynaha Maamulka Puntland ...
Munaasabadabni oo lagu maamusyaayay maalinta caalamiga ah ee haweenka aduunka ayaa lagu qabtay magaalada Minneapolis gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka. ...
Taliyaha ciidanka boliiska Soomaaliyeed Gen Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa gelinkii la kulmay Taliyaha ciidanka Carabinieri Talyaaniga Gen. Tullio ...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in wasaaradda warfaafinta ay ku tallaabsatay Horumarro badan muddooyinkii ...
Qaraxii Saakay Maqaaxida Degmada C/casiis QaraxanI ayaa waxaa loo adeegsadey Gaari Surf ah oo laga soo buuxiyey walxaha qarxa oo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho