Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ay dishay Madaxii Al Shabaab u qaabilsanaa Qaraxyada gobolka Gedo iyo 20 xubnood oo kale ...
Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya ayaa waxaa ku soo idlaaday tababar Bangiga adduunku u qabtay Shaqaalaha mashruuca tayaynta shaqalaha Maamulka ...
Muqdisho, February 19, 2016…..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa maanta Qado sharaf u ...
Safiir ku xigeenka safaradsa Soomaaliya u fadhiya dalka Turkia iyo qaar ka tirsan saraakiisha safaradda ayaa soo dhoweyey wasiirka wasaarada Tamarta ...
Taliska ciidanka xoogga dalka ee beriga gobolka Galgaduud ayaa sheegay in ciidanku ay dileen horjoogiyaal ka tirsan Al-Shabab kaddib howlgallo ...
Wefdi ka socda dowlad goboleedka Koofur galbeed Soomaaliya ayaa maanta gaaray degmada Waajid ee gobolka Bakool, iyadoo halkaasi maanta tababar ...
Jaaliyada Soomaaliyeed ee Ku dhaqan magaalada London ayaa xaflad soo dhaweyn ah u sameeyey Wakiilka cusub ee dhawaan Wasaaradda Warfaafintu ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho