Guddoonka Baarlamaanka oo tacsi diray howl Wadeen ka tirsan barlamaanka oo Muqdisho lagu dilay
Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka tacsiyadeeyey geerida howl wadeen ka tirsan shaqaallaha xarunta Golaha Shacabka oo fiidnimadii caawa ay ...
















