Monday, September 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliska ciidanka Asluubta oo lagu wareejiyay deeq loogu talagala galay maxaabista xabsiga dhexe+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Taliska ciidanka Asluubta oo lagu wareejiyay deeq loogu talagala galay maxaabista xabsiga dhexe+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliska ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa maanta lagu wareejiyay deeq loogu talagalay in lagu afuray maxaabiista ku jirta xabsiga dhexe ee Xamar.

Kaalmadan oo isugu jirtay raashiin, xoolo nool  iyo dhar  loogu deeqay maxaabiista ayaa taliska ciidanka Asluubta waxaa ku wareejiyay hay’adda Horumuud Foundartion.

Related posts

Ganacsatada Soomaaliyeed oo la dhiirigelinayo

Ganacsatada Soomaaliyeed oo la dhiirigelinayo

September 14, 2026
Guddiga Maaliyadda ee Aqalka Sare ee BJFS oo qaabilay masuuliyiin ka socotay Wasaaradda Maaliyadda

Guddiga Maaliyadda ee Aqalka Sare ee BJFS oo qaabilay masuuliyiin ka socotay Wasaaradda Maaliyadda

September 14, 2026

Generaal Cilmi Waasuge oo ah ku simaha taliyaha ciidanka Asluubta Soomalaiyeed ayaa uga mahadceliyaya hay’addaasi gargaarka ay soo gaarsiisay maxaabiista.

“Waxaan u mahadcelineynaa  hay’adda  deegdan  soo gaarsiisay xabsiga  dhexe ee Xamar, waxaan  rajeynayaa in ay wax ka  qaban doonto  deeqdan baahida maxaabiista” Sidaasi waxaa yiri Jeneraal Waasuge

Inta lagu guda jiro bisha barakaysan ee Ramadaan iyo waqtiyada munaasabadaha ciidaha ayaa inta badan bulshada Soomalaiyeed waxay gurmada u sameeyen dadka danyerta ah oo ay ku jiraan maxaabiista.

13342008_630387350463476_1744566147_n 13342208_630387353796809_639014410_n 13342083_630377963797748_909874778_n 13342364_630378073797737_782905414_n 13349127_630377967131081_584424192_n

Previous Post

Xubno ka tirsan labada gole ee dowladda oo soo dhaweyn u sameeyay Ugaas Cismaan

Next Post

Guddoonka Baarlamaanka oo tacsi diray howl Wadeen ka tirsan barlamaanka oo Muqdisho lagu dilay

Next Post
Bulshada oo lagu Wacyi galinayo Ahmiyadda Amniga

Guddoonka Baarlamaanka oo tacsi diray howl Wadeen ka tirsan barlamaanka oo Muqdisho lagu dilay

Ganacsatada Soomaaliyeed oo la dhiirigelinayo

Ganacsatada Soomaaliyeed oo la dhiirigelinayo

September 14, 2026
0

Waxaa Soomaaliya laga hirgelinayaa qorshe cusub oo lagu taageerayo ganacsatada yar-yar ee Soomaaliyeed, kaas oo diiradda saaraya sidii loo fududeyn...

Guddiga Maaliyadda ee Aqalka Sare ee BJFS oo qaabilay masuuliyiin ka socotay Wasaaradda Maaliyadda

Guddiga Maaliyadda ee Aqalka Sare ee BJFS oo qaabilay masuuliyiin ka socotay Wasaaradda Maaliyadda

September 14, 2026
0

Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee BJFS, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa maanta...

Wasaaradda Qorsheynta oo ka qeyb gashay wadatashiga maalgashiga Webiga Shabeelle

Wasaaradda Qorsheynta oo ka qeyb gashay wadatashiga maalgashiga Webiga Shabeelle

September 14, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Mudane Cabdifaatax Cabdulqaadir Faarax, ayaa ka qeyb galay kulan wadatashi ah...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Kormeer Shaqo ku Tagay Difaacyada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Kormeer Shaqo ku Tagay Difaacyada Baydhabo

September 14, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo, xarunta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In