Wareeggii 2aad wadahadalka Soomaaliya iyo Ethiopia oo lagu soo gabagabeeyay Ankara
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in magaalada Ankara lagu soo gabagabeeyay wareeggii labaad ee wadahalkii u dhexeeyay Soomaaliya iyo Ethiopia ...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in magaalada Ankara lagu soo gabagabeeyay wareeggii labaad ee wadahalkii u dhexeeyay Soomaaliya iyo Ethiopia ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa soo xiray Madasha Aragti-wadaagga Soomaaliyeed ee Heritage, taas oo ...
Waxaa magaalada Qahira ee Caasimadda dalka Masar lagu soo afmeeray kulanka Toddobaadka Soomaaliya oo sannad kasta la qabto. Barnaamijka ayaa ...
Ku simaha Wasiirka Gaashaandhigga ahna Wasiiru-dowlaha Gaashaandhigga Cumar Cali Cabdi oo uu wehliyay Taliyaha Ciidanka xoogga dalka ayaa maanta kulliyadda ...
Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa maanta in kabadan 3.000 oo qoys waxa ay gargaar ugu qeybisay degmooyinka Kaxda, Deyniile iyo ...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane CaliYuusufCali- Xoosh ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ay horkacayso ...
Shirkan oo uu soo qaban qaabiyay machadka Heritage oo maalintii labaad oo diirada lagu saarayo daraasado lasoo bandhigay.
Shiinaha ayaa cambaareeyay weerarkii dhawaan ay ciidamada Israa’iil ku dileen 100 Falastiiniyiin ah,kadib markii ay duqeeyeen iskuul ay gabbaad ka ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa guddoomiyay shirka Degmooyinka Gobolka Banaadir oo lagu ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay dhiggiisa Jamhuuriyadda Rwanda Mudane Paul Kagame ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho