Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ku abaalmariyay shaqaaleysiin iyo billado dhallinyaro naftooda u huray bulshada
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay saddex dhallinyaro ah oo naftooda ...
















